Waqtiga sheekoyinka Familada Somaliyeed/Somali Storytime

сб мар 8
2:00 PM - 3:00 PM

Nagala so qayb gal waqtiga sheekoyinka caruured ee labada luuqadod, Af Somali iyo Ingiris aan ku qaban dono maktabada. Caruurta dhalaanka ilaa da'da 6 sano oo aay wehliyan qof aay jecel yihin, waxey ku raxeysan donan buugag lo aqriyo, heeso caruured, gabayo iyo howlo dhaqdhaqaaq iyado lo dhisayo xirfada luqada iyo aqriskaba. Kasoo qaybgalka waa xadidan yahay waxaana tigidhada bilaashka ah loo bixin doona sida loo soo kala horeyo.

Waqtiyada sheekoyinka Laybareriga degmada Multnomah County waxaa taagera hadiyado la siiyay mu'asasada maktabada.

Join us for bilingual Somali and English storytime at the library. Children from birth to age 6 (with a favorite adult) enjoy books, songs, rhymes, and movement activities while building language and literacy skills. Attendance is limited and available on a first come, first served basis. 

cartoon image of an open book spouting flowers on a blue circle with a blue and white mosaic background

Мы рады всем посетителям с любыми возможностями. Для обеспечения безбарьерного доступа лицам с ограниченными возможностями звоните 503.988.5123 или отправьте сообщение на электронный адрес help@multcolib.org за 2-3 дня до программы.